Munaasabad lagu xusayay maalinta joojinta gudniinka Fircooniga oo lagu qabtay Hargeysa

0
46

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Hargeysa ee Soomaliland ayaa lagu qabtay munaasabadan oo lagu xusayay maalinta caalamiga ah ee joojinta gudniinka gabdhaha.

Waxaa munaasabada ka qeeybgalay madax ka socotay wasaaradaha Soomaliland culimo iyo ururada bulshada.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan