Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka hiiraan ayaa lagu qabtay xuska 48-aad ee markii jabuuti ay ka xorowday Faransiiska.
Munaasabada waxaa Goobjoog ahaa maamulka Gobolka Kan degmada Baladweyne Saraakiisha Ciidanka XDS iyo kuwa Booliiska.
waxa soo jeedinaya Maxamed Cabdi Saneey



