Munaasabad loogu dabal degayay sannad guurada saddexaad ee radio Beerlula oo lagu qabtay Baladweyne.

0
143

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay munaasabad loogu dabal degayay sannad guurada saddexaad ee Radio Beerlula, waxana ka qeyb galay maamulka gobolka Hiiraan, kan degmada Baladweyne, bahda waxbarashada, ganacsato, dhaqaatiir, culumaaudiin, aqoonyahano iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa inoo haya Axmed Nuur Daahiye

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here