Munaasabad loogu dabal degayay xornimada jabuuti oo lagu qabtay Baladweyne.

0
64

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay munaasabad loogu dabal degayay 46 sano guuradii ka soo wareegatay markii jamhuuriyadda Jabuuti ay xornimada ka qaadatay guumeystihii faransiiska sannadkii 1977-dii.

Munaasabaddan ayaa waxaa ka qeyb galay saraakiil ka tirsan ciidamada jabuuti ee qeybta ka ah howlgalka ATMIS, saraakiil ka tirsan ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya, xubno ka socda qaramada midoobay iyo marti sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya  Maxamed Cabdi Saneey