Munaasabad qalin jabin ah oo ardey loogu qabtay magaalada Jariiban.

0
48

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Xaflad iskugu jirta bogaadin iyo dar-daaran ayaa loo qabtay Ardayda sanad dugsiyeedka 2024-2025 ka baxaysa Fasalka afaraad ee dugsiga sare ee Jariiban.

Waxaa ka qebgalay munaasabadda maamulka iskuulka,waalidiin,bahada waxbarashada iyo m arti sharaf kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqadir Cumar Ibraahim.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here