Munaasabad sagootin ah oo Baladweyne loogu qabtay ardey dhameysay dugsiga sare ee Buundo weyn.

0
86

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Dugsiga Hoose Dhexe Sare Buundoweyn ee Magaalada Baladweyne ayaa maanta xafalad sagootin u qabtay 18 arday oo ka baxay Dugsiga Sare.

Munaasabadana oo si heee sare loo soo agaasimay ayaa waxaa ka qeybgalay Maamulka Dugsiga Ustaad Abdifitah Maxamed Cusman Jarjar , Maamule ku xigeenka Jaamacada Green Hope Eng Liibaan Aadan Omar , Maamulaha Jaamacadda Plasma Ustaad Abdinaasir , Waalidiin, Macallimiin iyo guud ahaan ardayda Dugsiga.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here