Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalinjibinayeen arday baratay kitaabka Dhaxalka looga hadlyay.
Munaasabada waxaa kasoo qeybgalay Madax kasocotay maamulka degmada Kismaayo Waalidiin iyo Aqoonyahano.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.