Munaasabad xariga looga jarayay isbitaalka Xalane oo lagu qabtay magaalada Guriceel

0
72

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Guriceel ayaa lagu qabtay munaasabad lagu daahfurayey Cusbitaalka Xalane kaasi oo loogu talagalay in lagu daaweeyo Cudurada guud , Qaliimada iyo Badalka Lafaha.

Munaasabadaan lagu daahfurayey Cusbitaalka ayaa waxaa goob joog ahaa Gudoomiyaha Degamada Guriceel, Wasiiro, Xildhibaano, Cuqaal, Dhaqaatiir iyo maamulka Cusbitaalka Xalane.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here