Baladweyne ( Radio Beerlula )-Munaasabadaan oo lagu Abaalmarinayo Ardeyda Kaalmaha Hore ka gashay Imtixaanka Dhexe ee Sanad Dugsiyeedka ayaa lagu qabtay iskuulka Hoose, Dhexe ee Degmadda Bareeda ee maamulka Puntland
Munaasabadaan ayaa wax kaqayb galay maamulka iskuulka Bareeda macalimiin waalidiin Ardayda munaasabada loo qabtay marti sharaf kale.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.


