Munaasbad lagu furayay nidaamka canshuuraha birriga oo lagu qabtay Berbera

0
160

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Berbera ee gobolka Saaxil ayaa lagu qabtay munaasabad lagu daahfurayay nidaamka canshuurha birriga.

waxaa madasha lagu dahfurayay goobjoog ahaa madaxda wasaarada maaliyada iyo saraakiisha ciidanka canshuuraha.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here