Munasaabad lagu wareejinayay saddex gaari oo kuwa gargaarka deg deg ah oo lagu qabtay Baladweyne.

0
172

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Munsabad ay ku qalin jabinyeen in ka badan 126 ardayda dhameesay  qeybaha kala duwan ee cafimaadka sida gargarka dag dag umulisi nimada iyo barashada daawada kana aflaxay iskuulka Al yasir ayaa lagu qabtay magaalada Baladweyne.

Waxana ka qeyb galay munsabada mamulka machadka walidiin macalimiin ardayda qalinjabineyso iyo  marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here