Munasabad lagu dhiiri gelinayay arday dhameysay Qur’aanka Kariimka oo lagu qabtay Kismaayo.

0
240

Baladweyne (Radio Beerlula)- Magaalada kismaayo ee xaruunta gobalka jubbada hoose ayaa lagu qabtay munaasabad aay kuqalin jabinayeen Arday dhameeysatay barashada qur’ aanka kariimka islamarkaana ka aflaxday Madarasada Al-Hidaaya.

Munaasabada waxa ka qayb galay maamulka Madarasada A-Hidaya, bahda waxbarashada, waalidiin, macalimiin iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa noo haya Bilaal Daahir Waaneey.