Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maxkamadda gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa dhul-beereed uu lahaa ku wareejisay Maxamuud Idiris Khoojow oo sifo sharci darro ah looga heystay.
Munaasabada wareejinta dhul beereedkan ayaa waxa goobjoog ahaa maamulkadegmada mahadaay waxgarad iyo saraakiil ciidan.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.


