Muwaadin dhulkiisa si sharci darro ah looga heystay oo lagu wareejiyay Galkacyo.

0
190

Baladweyne  ( Radio Beerlula )-Maxkamadda gobolka Mudug ayaa muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Maxamed Cali Faarax ku wareejisay dhul si sharci darro ah loogu haystay.

Dhulkaan oo kuyaalo magaalada Gaalkacyo ee gobalka muduga ayaa madasha lagu wareejinaayey waxaa goobjoog ka ahaa masuuliyiin ka tirsan Maxakamadda gobalka muduga taliyaha saldhiga Booliska degmada gaalkacyo iyo mulkiilaha dhulka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here