Muwaadin dhulkiisa si sharci darro ah looga heystay oo lagu wareejiyay Galkacyo.

0
238

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maxkamadda gobalka Mudug ayaa Cabduqadir Jaamac Garas ku wareejisay dhul milkiyadiisa muddo dheer la isku heystay oo ku yaalla magaalada Galkacyo.

Wareejinta dhulkan iyo xukunka maxkamada ayaa waxaa goob joog ka ahaa maamulka magaalada Gaalkacyo, sarakiisha ciidaanka, gudomiyaha maxkamada gobolka mudug iyo masuuliyin kale.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here