Muwaadin soomaaliyeed oo 33 sano ka dib Qasnadda dowladda ku celiyay hanti dowladdu lahayd.

0
148

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Cabdiraxman xuseen weheliye oo kamida ahaa darawalada wasaarada gaadiidka iyo duulista hawada soomaaliya ayaa manta 32 sano kadib gaarigii uu wadaha ka ahaa ku wareejiyay dowlada soomaaliya.

Cabdiraxman xuseen weheliye oo isaga oo shaqo ku jira ay burburtay dowladii soomaaliyeed ayaa sheegay in u uku faraxsanyahay in waqti dheer kadib in dowlada ku wareejiyay hantidii dowlada

Warbixintan waxa soojeedinaya Aadan Cabdi Axmed.