Baladweyne (Radio Beerlula)-Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee maamulka Jubbaland Cabdishakuur Sheekh Maxamed Rashiir, ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay iney caawiyaan masaakiinta iyo kuwooda nugul.
Isagoo intaa ku daray in ay jiraan dad danyar ah oo u bahan caawin iyo garab istaag in loo muujiyo
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen
Audio Player