Natiijada : Afar koxood oo galabta soo baxay iyo afar hartay

0
222

Baladweyne ( Radio Beerlula)- Afar kulan oo xiiso badan ayaa galabta laga ciyaaray tartanka bisha barakeysan ee Ramadaan kaasoo ka socda garoomada Buulaxaabley iyo Afyare.

๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐ค๐š ๐๐ก๐š๐œ๐š๐ฒ ๐†๐š๐ซ๐จ๐จ๐ง๐ค๐š ๐๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ฑ๐š๐š๐›๐ฅ๐ž๐ฒ

Ciisudiin ayaa rigoorayaal 3-2 uga badisay dhigeeda Laabka, halka kooxda Badacas ay 3-2 uga badisay dhigeeda Darasalam.

๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐ค๐š ๐๐ก๐š๐œ๐š๐ฒ ๐†๐š๐ซ๐จ๐จ๐ง๐ค๐š ๐€๐Ÿ๐ฒ๐š๐ซ๐ž.

Helo Bardo A iyo Gadaan ayaa kulanka galabta isla dhaafi waayay
3-3 waxana soo baxay kooxda Gadaan maadaam kulankii hore ay kooxda Gadaan 6-2 uga badisay Helo Bardo A.

Sidoo kale kooxda Kutiimbo ayaa 10-4 uga badisay dhigeeda kooxda Saxafi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here