Natiijada: Afar kulan oo maanta laga ciyaaray Baladweyne

0
137

Baladweyne ( Radio Beerlula)- Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa si habsami leh uga socda tartanka bisha barakeysan ee Ramadan oo hadda maraya wareega labaad.

𝐍𝐚𝐭𝐢𝐢𝐣𝐚𝐝𝐚 𝐊𝐮𝐥𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐠𝐚𝐫𝐨𝐨𝐧𝐤𝐚 𝐁𝐮𝐮𝐥𝐚𝐱𝐚𝐚𝐛𝐥𝐞𝐲.

Kasarani 4-5 Gadaan.

Fiiltare 8-3 Camalow.

𝐍𝐚𝐭𝐢𝐢𝐣𝐚𝐝𝐚 𝐊𝐮𝐥𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐠𝐚𝐫𝐨𝐨𝐧𝐤𝐚 𝐀𝐟𝐲𝐚𝐫𝐞.

Baddcas 4-8 Kutiimb.

Kooshin 5-6 Buulada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here