Natiijada ciyaartii dhaxmartay Holwadaag B iyo Xaawo Taako A ee Baladweyne

0
429

Baladweyne(Radio Beerlula)- Holwadaag B  iyo Xaawo Taako  A ayaa galabta ciyaaray kulankooda koowaad Tartanka horumarinta Ciyaaraha degmada Baladweyne.

Ciyaartan ayaa kusoo dhamaatay bareejo 3-3 ah.

Labadan Kooxod ayaa ku jira Groupka A.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here