Natiijada ciyaartii galabta dhaxmartay Kooshin A iyo Holwadaag

0
293

Baladweyne(Radio Beerlula)- Kooxaha Holwadaag A iyo Kooshin A ayaa galabta dhibcaha ku kala qebsaday xarunta Shanterka ee magaalada Baladweyne kadib markii ay ciyareen kulankoodii ugu horeeyay tartanka horumarinta ciyaaraha degmada Baladweyne oo shalay lagu daah furay kooxaha Buunda weyn A iyo Kooshin B.

Holwadaag A iyo Kooshin A ayaa galay bareejo 2-2 ah kadib qaab ciyaareed wanagsan oo ay so bandhigeen.

Labadan kooxood ayaa ku jira Groupa B.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here