Natiijada ciyaartii galabta dhaxmartay Xaawo Taako B iyo Kooshin A

0
293

Baladweyne(Radio Beerlula)- Kooxda Xaawo Taako B  iyo  kooxda Kooshin A  ayaa galabta fooda isku daray xarunta shanterka ee magaalada Baladweyne.

Kooshin A 3-2 kaga badisay Xaawo Taako B.

Kooshin A Xawo Taako B ayaa ku jira groupka B.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here