Natiijada doorashada Koonfur Afrik oo lagu wado in maanta lagu dhawaaqo

0
342

Baladweyne(Radio Beerlula)- Shacabka Koonfur Afrika  ayaa u dareeray goobaha codbixinta maalintii shalay iyadoo maanta lagu wado in lagu dhawaaqo natiijada hordhaca.

in ka badan 48  xisbi ayaa ka qeyb galaya doorashada, waxana shacabka ay ku rajo weyn yihiin in doorashada uu ku guuleysto xisbiga talada haya ee ANC.

Heerka shaqo la’aanta koonfur Afrika ayaa gaartay heerkii ugu sareysay.

doorashadan ayaa waxaa ka qeyb galaya 26 milyan oo ruux.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here