Natiijada doorashada madaxtinimada dalka Zambia oo lagu dhawaaqay.

0
244

Baladweyne (Radio Beerlula)-Hakainde Hichilema oo ahaa hoggaamiyaha mucaaradka ugu weyn dalka Zambia ayaa ku guuleystay doorashadii madaxtinimada ka qabsoontay dalkaas, waxaa uu heley 2,810,757 cod.

Iyadoo madaxweynaha xilka ka degaya  Edgar Lungu uu helay 1,814.201 cod, taas oo micinaheedu yahay in tiro hal milyan ka badan lagaga adkaaday tartanka.

Hakainde Hichilema oo hoggaamiya xisbiga UPNDZM ayaa noqonaya madaxweynaha 7-aad ee dalka dhaca Afrikada Koofureed ee Zambnia.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here