Baladweyne (Radio Beerlula)-Guddiga komiishanka doorashooyinka Somaliland ayaa ku dhawaaqay in madaxweynaha Somaliland ee shanta sano ee soo socota loo doortay Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) isagoo helay 63.92%.
Cabdiraxmaan Cirro ayaa ka guuleystay Muuse Biixi Cabdi iyo Feysal Cali Waraabe oo ay ku tartameen doorashada madaxweynaha.
Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen