Natiijada imtixaanka shahaadiga ee Somaliland oo lagu dhawaaqay.

0
20

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare ee Somalilad ayaa shaacisay natiijada imtixaanka shahaadiga ah fasalada 8aad ee dhexe iyo fasalada 4aad ee sare oo sannadkan ay ka qeyb galeen 13.748 ardey kuwaasi oo ku nool deegaanada Somaliland.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.