Natiijada imtixaankii ay qaaday wasaaradda waxbarashadda Soomaaliya oo la shaaciyay.

0
155

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare Soomaaliya ayaa manta magaalada muqdisho ee caasimada soomaaliya ku qabatay munaasabad lagu shaacinayay natiijada imaaxaanka qaranka ee fasalka 12 aad ee dugsiyada saree e dalka ee dhawaan laga qaaday aradada ka gudbaya sanadkaan dugsiyada sare una gudbaya heer jaamacadeed.

Munaasabada shaacinta natiijada imtixaanka qaran ayaa waxaa ka qeyb galay raisul wasaaraha dalka xamse cabdi barre iyo xubno ka tirsan golaha wasiirada soomaaliya wasiirada waxbarashada dowlad goboleedyada waalidiin iyo bahda waxbarashada iyo marti Sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya Aadan Cabdi Axmed