Natiijada kulamada galabta ka dhacay Baladweyne

0
135

Baladweyne (Radio Beerlula)- Magaalada Baladweyne ayaa waxaa galabta ka dhacay kulamo xiiso badan kuwaasoo dhaxmaray kooxaha, Kooshin, Jeerey, Dowladda hoose, Waaberi, Ciisudiin, Laabka, Alba iyo Doonka.

Kulamad ka dhacay garoonka Buulaxaabley.

Kooshin 3-0 Jeerey

Dowladda Hoose 5-4 Waaberi.

Kulamada ka dhacay Garoonka Afyare.

Alba 7-2 Doonka.

Ciisudiin 7-6 Laabka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here