Natiijada kulamada maanta ka dhacay Baladweyne

0
65

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Taranka bisha barakeysan ee Ramadaan ee ka socda magaalada Baladweyne ayaa loo gudbay is ree reebka tartanka waxana maanta haray afar kooxood.

Kooxda Waaberi ayaa rigoorayaal 6-5 uga badisay kooxda Dowladda Hoose, halka kooxda Lion city ay 3-1 uga badisay NBC.

Sidoo kale kooxda Kulanta ayaa 2 iyo 1 uga badisay kooxda Towfiiq, halka kooxda Kasarani ay 1 iyo 0 uga badisay kooxda Xamaas.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here