Baladweyne (Radio Beerlula)- Afar kulan oo xiiso badan ayaa maanta laga ciyaaray tartanka bisha barakeysan ee Ramadaan ee ka socda magaalada Baladweyne.
Kulamada ka dhacay Garoonka Buulaxaabley.
NBC 2-1 Lion City.
Hiiraan Asal 3-8 Fiiltare.
Kulamada ka dhacay garoonka Afyare.
Kasaraani 2-3 Xamaas.
Kulanta 4-3 Towfiiq.