Baladweyne ( Radio Beerlula)- Laba kulan oo xiiso badan ayaa galabta laga ciyaaray tartanka bisha barakeysan ee Ramadaan kaasoo ka socda garoomada Buulaxaabley iyo Afyare.
𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐚𝐫𝐨𝐨𝐧𝐤𝐚 𝐁𝐮𝐮𝐥𝐚𝐱𝐚𝐚𝐛𝐥𝐞𝐲.
Buulada 6-7 Fiiltare
𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐚𝐫𝐨𝐨𝐧𝐤𝐚 𝐀𝐟𝐲𝐚𝐫𝐞.
VIP 6-3 Gadaan.



