Natiijooyiinka galabta tartanka Sera B-da ee Baladwayne.

0
34

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa wali si xiiso leh uga socda tartanka kooxaha heerka labaad , kaasoo hadda wareegii labaad la soo gaba gabeeyay.

Tartankan ayaa maanta laga ciyaaray saddex kulan iyadoo la bilaabay wareega 3 xaad ee tartankan kadib markii lasoo gaba gabeeyay wareega 1 aad

Halkan ka aqriso natiiijooyinka kulamada galabta la ciyaaray