Natiijooyiinka Kulamada Maanta laga ciyaaray Muqdisho

0
102

Baladweyne ( Radio Beerlula ) Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka waxaa si habsami leh uga socda tartanka kubadda cagta degmooyinka iyo deegaanada Gobalka Banaadir

Degmooyinka Shingaani iyo Hodan ayaa iska xaadiriyay wareegga 8-dhamaadka ee tartankan

Hadaba halkan ka aqriso natiijooyinka kulamadan ay kusoo dhamaadeen iyo sida ay u ciyaareen

Howlwadaag 5-2 xamar Wayne

Boondheere 2-3 kaxda

Wadajir 1-1 shingaani