Natiijooyiinka Kulamada Maanta laga ciyaaray Tartanka degmooyiinka iyo deegaanada gobalka Banaadir

0
152

Baladweyne ( Radio Beerlula ) Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka waxaa si habsami leh uga socda tartanka kubadda cagta degmooyinka iyo deegaanada Gobalka Banaadir

Hadaba halkan ka aqriso natiijooyinka kulamadan ay kusoo dhamaadeen iyo sida ay u ciyaareen

Daarusalaam 2 Vs Boondheere 4

Balcad 2 VS Gubadleey 1

Kaaraan 1 Vs Garasbaaleey