Natiijooyiinka Kulamada Maanta laga ciyaaray Tartanka degmooyiinka iyo deegaanada gobalka Banaadir

0
96

Baladweyne ( Radio Beerlula ) Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka waxaa si habsami leh uga socda tartanka kubadda cagta degmooyinka iyo deegaanada Gobalka Banaadir

Hadaba halkan ka aqriso natiijooyinka kulamadan ay kusoo dhamaadeen iyo sida ay u ciyaareen

Boondheere 1-0 Dherkeenley
Deegaanka Gubadley 3: Kaxda 1
Degmada Shangaani 2-0 degmada Xamar weyne

Hodan 0-0 Howl wadaag