Natiijooyinka kulamada galabta laga ciyaaray Baladweyne

0
21
Baladweyne (Radio Beerlula)-kooxda kubadda cagta Hilaal ayaa 3-2 uga badisay kooxda Al Ahli kadib ciyaar ku dhaxmartay garoonka kubadda cagta Laqanyo ee magaalada Baladweyne.
Dhanka kale Ciyaar u dhaxeeysay kooxaha Dhagax Jibis iyo Al-yoom ayaa kusoo dhamaaday bareejo gool la-aan ah.

Kulamadaan oo kamid ah tartanka heerka 2 aad ee Baladweyne ayaa waxaa aayku bilowdeen qaab ciyaareed aad u tayo sareeyo oo ay ku doonayeen in ay guul ku daahfurtaan