Natiijooyinka kulamadii laga ciyaaray Tartanka kubadda cagta degmooyinka Galmudug

0
107

Baladweyne (Radio Beerlula)-Tartanka kubadda cagta degmooyinka Galmudug ayaa si habsami leh uga socda Garoonka kubadda cagta ee degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud

Kulamada galabta dhacay ayaa kusoo dhamaaday natiijooyin kala duwan waxaana galab kasta u daawasha taga boqolaal ruux oo xiiseeya ciyaaraha kuwo taageero u ah kooxaha matalaya degmooyinkooda kuwaasi oo qaar kood safar soo gala si aay u daawadaan tartanka.

Kulamada galabta dhacay iyo natiijooyinka ay kusoo dhamaadeen hoos ka akhriso.

Wisil 4 VS  Xaraale 0

Dhuuse-mareeb 2 VS Balanbale 1