Natiijooyinka kulamadii laga ciyaaray Tartanka kubadda cagta degmooyinka Galmudug galabta

0
91

Baladweyne (Radio Beerlula)-Tartanka kubadda cagta degmooyinka Galmudug ayaa maraya meelo xasaasi ah .

Kulamada galabta dhacay ayaa kusoo dhamaaday natiijooyin kala duwan.

Kulamada galabta dhacay iyo natiijooyinka ay kusoo dhamaadeen hoos ka akhriso.

HOBYO (3-1) GURICEEL.

Caabudwaaq 1 VS Baxdo 0