Baladweyne (Radio Beerlula)- Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS Cali Yuusuf Cali ayaa daah-furay nidaamka dhijitaalka ah ee dad-dhigista mideysan ee JFS.
Daah-furkan ayaa waxaa ka qeyb galay wasiirka, xildhibaano, iyo marti sharaf kale duwan.
Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen