Baladweyne(Radio Beerlula)-Agaasimaha Dowladaha hoose wasaarada arimaha gudaha Federaalka iyo dib u heshisiinta Xukuumada Soomaaliya Yaxye Cumar Xirsi oo ka qeyb galay munaasabad lagu daah furay dhismaha golaha deegaanka Baladweyne ayaa ka waramay ahmiyada uu leeyay dhismaha golaha deeganka
Yaxye Cumar Xirsi ayaa sidoo kale ka waramaya tirade ergada dooran doonta golaha deegaanka Baladweyne.
Warbixintan waxaa noo haya Cabdulqaadir Cumar Ibraahim Nadaara.