Nidaamka qaadashada kaarka aqooniga ee injineerada oo laga daah furay Muqdisho.

0
230

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Guddoomiye Kuxigeenka Howlaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Xasan Maxamed Jimcaale ayaa si rasmi ah u daahfuray nidaamka qaadashada Kaarka Aqoonsiga Injineerada ka shaqayn doonna dhismaayaasha Gobolka Banaadir.

Goobta aqoonsiyadaan lagu bixinayay waxaa goobjoog ka ahaa Taliyaha Ciidanka Ilaalinta Deegaanka Xamar injineero iyo masuuliyiin kale

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdiqaadir Cumar Ibraahim.