Nin dhalinyaro ah oo duleedka Baladweyne ka hirgeliyay goob lagu xanaaneeyo shinida

0
437

Baladweyne(Radio Beerlula)- Maxamed Cabdulaahi Bare  oo ka mid ah dhalinyarada ku nool magaalada Baladweyne  waxaa uu bartay cilmi xanaada xoolaha beertiisa oo ku taalla bariga magaalada Baladweyne ayuu ka hirgeliyay goob casri ah oo lagu xanaaneyo shinada.

Warbixintan waxaa noo haya Cabdulqaadir Cumar Ibraahim Nadaara.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here