Nin dhalinyaro ah oo ku hanti beelay dab ka kacay Baladweyne oo codsaday in la caawiyo

0
120

Baladwayne (  Radio Beerlula )-Salaad Maxamuud Maqaadin oo kamida ah gancstada yar yar kuwaas oo ku hanti beelay dabkii dhawaan ka kacay Suuqa Daraawiishta ee Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan islamarkaan bulshada Soomaaliyeed ka codsaday in ay Soo caawiyaan.

Salaad ayaa waxa uu ka shaqaysan jiray Cilid bixinta gadiidka Noocyadooda kalae sida gaadiidka Raaxada iyo Bajaajta.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal  Daahir Waaneey.