Nin dhalinyaro ah oo ku nool Baladweyne oo abuurtay xirfad uu nolosha reerkiisa ku dabaro

0
331

Baladweyne(Radio Beerlula)- Cadaawe Cismaan Yoonsi oo ka mid ah dhalinyarada ku nool magaalada Baladweyne ayaa abuurtay fursad shaqo oo nolosha reerkiisa uu ku dabaro isagoo xaafadda Baladweyne ka buufiya kaneecadda.

Lacagaha uu ka helo buufinta kaneecadda ayuu ku mareeya nolosha qoyskiisa.

Cadaawe Cismaan Yoonsi ayaa Radio Beerlula u  sheegay in malariyada looga hortagi karo in la iska buufiyo guriga balse aaan looga hortagi Karin in qofka laga daweeyo.

Warbixintan waxaa noo haya Cabdulqaadir Cumar Ibraahim Nadaara.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here