Nin ku nool Baladweyne oo nolosha reerkiisa ka dabara kala iibinta dhulalka.

0
296
Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Baladweyne(Radio Beerlula)-Nolosha reerkiisa ayuu ka mareeya shaqada dilaalnimada Abuukar Cismaan, waxana uu  dadka u kala iibiya dhulalka.

Shaqadan ayuu ku guda jira in  muddo ah , waxana uu ka mareeya nolosha reerkiisa sida uu radio Beerlula u sheegay Abukar Cismaan.

Warbixintan waxaa noo haya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here