Nin nolosha reerkiisa ka mareeya muddo 20 sano ah xirfadda riinjiyenta albaabada oo ku nool Baladweyne.

0
125

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maxamed Waabeey Jiilaal waa mid kamid ah dhalinyarada Baladweyne kaasoo mud kabadan 20 sano nolosha qooyskiisa Kamaareeya shaqada Riinjiga Albaabada Guryaha.

Subax kasto aroortii ayuu usoo shaqatagaa Geerash kuyaala Xaafada Xaawo-Taako Gaar ahaan Laabka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here