Odayaal dhaqameed soo dhaweeyay gogosha nabadeed ee lagu xalinayo coladii xalka gobollada Hiiraan iyo shabeellaha dhexe.

0
99

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Odoyaasha Dhaqanka Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa soo dhaweeyey gogosha Nabadeed ee uu fididyay Madaxweynaha Dowladd Galbeed Hirshabeelle Mudane Ali Gudlawe Hussein.

Waxa ay sheegeen in ay muhiim tahay in wax kasto oo tabasha ah lagu dhameeyo wadahadal iyo walaalnimo.

Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud