Odayaasha dhaqanka degmada Maxaas oo dalbaday in loo istaago dhismaha xarunta agoonta sheikh Maxamed Macalin.

0
347

Baladweyne(Radio Beerlula)- Qaar kamid ah odoyaasha iyo waxgaradka kunool dagmada maxaas ee gobolka hiiraan ayaa kadalbaday wasaarada waxbarshada dowladda federalka Soomaliya  iyo wasaarada waxbarshada Hirshabeelle in ay ka caawiyaan dhismaha xarunta agoonta Sheekh Maxamed Macalin ee dagmada Maxaas.

Warbixintan waxaa noo haya Cumar Yuusuf Aadan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here