Baladweyne ( Radio Beerlula )-Odayaasha iyo waxgaradka Gobolka Mudug oo kulan ku yeeshay Hotel Jazeera ee Magaalda Gaalkacyo ayaa baaq nabadeed kasoo saaray colaada Galbeedka Gobolka mudug iyo Guud ahaan colaadaha ka jira soomaaliya.
Odayaasha ayaa ku baaqay in laga shaqeeyo nadda lana joojiyo colaadda.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdiqadir Cumar Ibraahin.