Olele nadaafadeed oo biyaha looga saarayo wadooyinka oo laga sameeyay Muqdisho

0
145

Baladweyne ( Radio Beerlula )-magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka ayaa Waaxda Nadaafadda iyo Bilic Soo Celinta Maamulka Gobolka Banaadir kasameeyen olole ballaaran oo biyaha looga saaraayo wadooyin waaweyn ee magaalada muqdisho kadib markii roobab mahiigaan ah aay ka da’een caasimada

waxa ka qeyb galay ololahaan maamulka gobolka Banaadir ganacsatada gobolka Banaadir iyo gudiga booyadleyda gabobolka Banaadir

waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here